Sign in to follow this  
Deeq A.

Nuxurka kulan dhexmaray murrashax Cirro iyo siyaasi Jamaal Cali Xuseen

Recommended Posts

Deeq A.   

Murashaxa madaxweynaha xisbiga mucaaridka WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa gurigiisa magaalada Hargeysa ku booqday siyaasiga weyn Jamaal cali xuseen.

Murashaa iyo siyaasiga Jamaal kulan dhexmaray oo qaatay laba saacadood waxay ka wada hadleen xaalada dalka soomaliland ku suganyahay sida  sida siyaasada iyo amaanka  labad oday waxay dul istaageen  si mug leh qodabaasi iyagoo lafa guray waxaanu kulankaasi ku soo dhamaaday jawi is afgarad iyo talaabo hore loo qaaday.

IMG-20230822-WA0011.jpg IMG-20230822-WA0009-1024x683.jpg IMG-20230822-WA0007-1024x683.jpg IMG-20230822-WA0008-1024x731.jpg IMG-20230822-WA0010-1024x683.jpg IMG-20230822-WA0013-1024x683.jpg IMG-20230822-WA0012-1024x683.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this