Sign in to follow this  
Deeq A.

Beesha Qaasim Isaxaaq oo Bayaan Culus ka soo saaray Hargeysa

Recommended Posts

Deeq A.   

Beesha Qaasim Isaxaaq oo Bayaan Culus ka soo saaray Hargeysa

Hargeysa(Qaran news)- Shirweynaha Beesha Qaasim Isaxaaq ayaa Xukuumadda ugu baaqay inay qabato doorashada madaxtooyada ama la is raaciyo labada doorashaba.

Beesha Qaasim waxay bayaan ay ka soo saareen shirweynahooda, ku sheegeen in khilaafka jiitamay ee dalka ka jira ay sababtay doorashada madaxtooyada ee dib u dhacday.

Beeshu waxay intaas ku dareen in aan furin dagaal laga dhigin deegaamada ay degaan ee Cadaadlay iyo Sabowanaag, waxayna sheegeen haddii halkaas dhibi ka dhacdo ay la mowqif yihiin beelaha West Burco Clan.

Waxa kaloo ay sheegeen inay soo dhaweynayaan ciddii wada horumarka Caasimada.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this