Sign in to follow this  
Deeq A.

Xiisad iyo saan-saan dagaal oo saaka laga dareemayo jiidda Laascaanood

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_1692596614301.jpg?resize=720%2C39

Xiisad dagaal oo xooggan ayaa saaka ka aloosan jiidda magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

Wararka ayaa sheegaya in saan-saan dagaal iyo dhaq dhaqaaqyo ciidan oo ballaaran laga dareemayo furimaha Laascaanood.

” Xaaladda saaka waa saan-saan dagaal waxaana labada dhinac wadaan diyaar-garow iyo dhaq dhaqaaqyo ciidan” ayuu noo sheegay qof ku sugan Laascaanood.

Wararka ayaa intaas ku daraya in ciidamada labada dhinac ee SSC iyo Somaliland ay hadda isaga dhaw yihiin masaafadii hore

PUNTLAND POST

The post Xiisad iyo saan-saan dagaal oo saaka laga dareemayo jiidda Laascaanood appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this