Sign in to follow this  
Liibaan

Dhanxiir iyo Run sheega Tallaabo

Recommended Posts

Liibaan   

u_2d_2006-10-4-17-49-1f_dhan.bmp

 

 

Dhanxiir iyo Run sheega Tallaabo

 

--------------------------------------------------------------------------------

 

 

 

()

hadhwanaag 2006-10-04 (Hadhwanaagnews) Maansha Allaah; Alleylehe, ninkii Tallaabo wuu ku qarxiyey xukuumaddii difaaca cajaladda ku jirtay, mar haddii uu yidhi; Xabsiga ayaannu tagnay oo Sheekha si xun baa loo garaacay, marna go’aankii xukuumadda difaacaya eel eh sheekadani shacbiga lagu kicinayo oo lagu doonayo in lagu minjo-xaabiyo jiritaanka qaranimada Somaliland. Tolow labada jeer midkee buu waalan yahay. Cajab!!

 

*****

 

Weger; Adeer, Wasiir Tallaabo weligiiba waa lagu oggaa in uu xukuumaddiisa xagga kale ugu rogee, toloow ma wuxuu soo xusuustay saaxiibtinimadii reer Maakhir ka dhexaysay Sheekha iyo berigii uu Cigaal baarqabka Sanaag ka dhigay ee uu Ina Sh. Ismaaciil Isuduha u magacaabay? Waa kii shalayba lahaa waa mashruuc argagixiso Xamar laga soo waariday.

 

 

Jamhuuriya Online

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this