Dhagax-Tuur Posted August 19, 2023 Quote Jeneraal Sheegow oo lasoo qabtay kadib DAGAAL ka dhacay magaalada Muqdisho By Jamaal Maxamed - August 19, 2023 Muqdisho (Caasimada Online) – Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya, gaar ahaan kuwa Boolis Milataaro ayaa goordhow gacanta ku dhigay Jeneraal Sheegow oo ah sarkaal ka tirsan milatariga Soomaaliya, kaas oo xalay ciidamada xasilinta caasimada oo kaashanaya kuwa Booliska Soomaaliyeed kula dagaalamay xaafadda Kaawo Godey ee degmada Dharkenley. Tartiib, tartiib, tani karaamo xumo ayey ku socotaa! Car ha la taabto nin qabiil xoogan ka dhashay? Mooryaameyn 2.0 cad. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted August 19, 2023 I would like to feel sorry for Shegow, but he made his bed when he supported HSM. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Arafaat Posted August 19, 2023 1 hour ago, Dhagax-Tuur said: Tartiib, tartiib, tani karaamo xumo ayey ku socotaa! Car ha la taabto nin qabiil xoogan ka dhashay? Mooryaameyn 2.0 cad. It’s becoming more more clear that the FGS of Somalia has been abducted by small elites from larger sub-clans that have no intention in reconciliation and don’t want an inclusive government that most people feel part of, instead think that the Government is theirs to begin with further reinforcing further injustice and inequality which will only lead to further disenfranchisement and disengagement from the FGS. We are back to square one. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhagax-Tuur Posted August 19, 2023 2 hours ago, Che -Guevara said: I would like to feel sorry for Shegow, but he made his bed when he supported HSM. I agree. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted August 19, 2023 2 hours ago, Che -Guevara said: I would like to feel sorry for Shegow, but he made his bed when he supported HSM. Haka saarto. Badbaado Qurun kii taageeraaye asaga waaye oo xataa xilka laga qaaday. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted August 19, 2023 2 hours ago, Dhagax-Tuur said: Tartiib, tartiib, tani karaamo xumo ayey ku socotaa! Car ha la taabto nin qabiil xoogan ka dhashay? Mooryaameyn 2.0 cad. Hala soo qabtee bahdilka ee qabashadiisa iskaga duubeen muuqaalo iyo isirtikoorka caayda ee caaynaayeen reerkiisa kuwa ciidamada sheeganaayo. Waa moooryaan aanan dowlad B iyo T ka aqaan. Moooryaan sharci kaama qabto, kaliya shantaada. Sida Baraawe tii lagu dhigay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted August 19, 2023 2 hours ago, Arafaat said: It’s becoming more more clear that the FGS of Somalia has been abducted by small elites from larger sub-clans that have no intention in reconciliation and don’t want an inclusive government that most people feel part of, instead think that the Government is theirs to begin with further reinforcing further injustice and inequality which will only lead to further disenfranchisement and disengagement from the FGS. We are back to square one. It helps certain groups, by ths madness. chaos is a ladder. We have billionaires in Mogadishu , and people want to dismantle this country brick by brick. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhagax-Tuur Posted August 20, 2023 I'm still waiting for the finale (not that I'm happy to see) which is when the big boys (you know) can't or won't get along, kind of 1994 was it? You know all this is leading to one direction: disaster. Unless shacabka soomaaliyeed kacdoon bilaabaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites