Deeq A. Posted August 19, 2023 Nin dilay xaaskiisa oo macalin ahayd iyadoo wiil ay dhaleen uu qeybta kore ee guriga hurday ayaa lagu xukumay xabsi daa’in. Conrad Iyayi ayaa hore u qirtay dilka Kathryn Harris, oo 52 jir ah 46-jirkan ayaa Ms Harris toddobo jeer xabadka xabad kaga dhuftay gurigooda dhexdiisa oo ku yaalla Oak Crescent, Littleover, Derby ee dalka UK, saacadihii hore ee 6-dii Febraayo ee sannadkii hore. Source Share this post Link to post Share on other sites