Sign in to follow this  
Deeq A.

Nin xaaskiisa dilay oo xabsi daa’in lagu xukumay

Recommended Posts

Deeq A.   

Nin dilay xaaskiisa oo macalin ahayd iyadoo wiil ay dhaleen uu qeybta kore ee guriga hurday ayaa lagu xukumay xabsi daa’in.

Conrad Iyayi ayaa hore u qirtay dilka Kathryn Harris, oo 52 jir ah

46-jirkan ayaa Ms Harris toddobo jeer xabadka xabad kaga dhuftay gurigooda dhexdiisa oo ku yaalla Oak Crescent, Littleover, Derby ee dalka UK, saacadihii hore ee 6-dii Febraayo ee sannadkii hore.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this