Sign in to follow this  
Deeq A.

Aragtida shirka xisbiga Kulmiye ee Boqor Buurmadow

Recommended Posts

Deeq A.   

Haddii uu Maxamed Kaahin aqbalo Ururka Kulmiye oo kaliya in lagu wareejiyo East Burco Clan waxaa u taala:-

W/Q: Boqor Buurmadow

“Waxaan rajaynayaa shirka kulmiye ee kadhici doona burco inuu shar la aan kusoo dhamaado waxaan maqlayaa hogaankii siyaasada in lagu dooran doono sida muuqata. wasiir maxamed kaahin waxaa lagu wadaa in lagu wareejin doono kulmiye gudoomiyihiisa musharax madaxwayne na muuse biixi loogu cimaamadi doono
Hadaba sida lawada ogyahay madaxwaynaha waxaanu kuwareejinay
Xisbi buuxa urur kumaanu wareejin weliba wixii kharash iyo dhaqaale kubaxaayey
Waa lagadaboolay ilaa doorashadii ka dhacday
Hadii ay dhacdo in maxamed kaahin aqbalo inuu qaato gudoomiye urur
Waxaan hubaa in ay beelaha East Burco Clan
Kadareeri doonaan ururkaas Kulmiye lumina doonaan kalsoonidii iyo sharaftii ay uhayeen hogaamiye maxamed kaahin oo ay u hanwaynaayeen waxaana halkaas kusoo idlaandoonta hadiiba latuhmaayey
Saaxiibnimo shuraako iyo wax isu quudhis
Kornaylada dhexdooda ah
East Burco Clan manoqon doonto in
Marlabaad lagu awr kacsado
Hadiise maxamed loo ogolaado musharaxa madaxwayne waxaa dhici
Karta in East Burco Clan isla tagto geedkii gar adag talona laysugu yimaado waxaan hubaa in la odhan doono
Odaygu da ahaan iyo halgan ahaanba wuu mudanyahay
Inloo tixgeliyo si looga reebo qoodha tartanku uu kadhexeeyo
Waxaynu sugnaaba waa maxamed oo siqiira ama ku baaso imtixaanka sugaya
Ee afarta cisho ka hadhay”

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this