Sign in to follow this  
Deeq A.

Bannaanbax Lagu Taageerayo Dagaalka Al-shabaab oo Ka Dhacay Baxdo

Recommended Posts

Deeq A.   

Shacabka magaalada Baxdo ee gobolka Galgaduud ayaa maanta dhigay isku soo bax ballaaran oo ay ku taageerayaan dhameystirka wajiga koowaad  ee dagaalka  Al-shabaab ee laga fulinayo deegaannaga Galmudug si looga saaro dhulka maamulkaasi.

Bannaabaxa maanta ayaa waxaa ka qeyb galay bulshada beybaheeda kale duwan, kuwaas oo inta badan watay calanka Galmudug iyo midka Jamhuuriyadda federalka, waxaana ay sheegeen in ay garab istaagan yihiin ciidanka dowladda iyo ku deegaanka.

Bannaanbaxaan ayaa waxaa uu kusoo aadayaa xilli ciidanka dowladda iyo kuwa deegaanka ay bariga gobolka Galgaduud ka bilaabeen howlgallo ka dhan ah Al-shabaab, xilli madaxweynaha Jamhuuriyadda uu wado abaabulka ku aadan dagaalka socda.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this