Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Iran oo maanta booqasho ku tegaya dalka Sucuudiga

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka Arrimaha Dibadda Iran Hossein Amir-Abdollahian ayaa Khamiista maanta booqasho ku tegaya dalka Sucuudiga, sida ay faafisay saxaafadda dawliga ah ee Iran.

Dawladaha Iran iyo Sucuudiga ayaa bishii March 2023 dib u soo celiyey xidhiidhkii diblomaasiyadeed ee ka dhexeeyey, iyadoo uu Wasiirka Khaarajiga Sucuudiga Faisal bin Farhan uu bishii June booqasho ku tegay dalka Iran, isagoo shir la qaatay dhigiisa dalkaasi, waxaanna la filayaa in Wasiirka Arrimaha Dibadda Iran uu maanta shirar la qaato madaxda sare ee Boqortooyada Sucuudiga.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this