Deeq A. Posted August 15, 2023 Wasiirka Daakhiliga oo la Kulmay Xildhibaannada lix Degmo Hargeysa(Qaran news)-Wasiirka Wasaaradda arrimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed iyo agaasimaha guud ee Wasaaradda arrimaha Gudaha Maxamed Yusuuf Ismaaciil, ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah Xildhibaanada Lix degmo Doorasho oo Goleyaasha Degaanka ah. Wasiirka iyo Xildhibaanada ayaa ka wada hadlay wada shaqaynta Goleyaasha Degaanka iyo Wasaaradda arrimaha Gudaha, Nabadgelyada oo laga wada shaqeeyo iyo arrimo kale oo muhiim ah. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites