Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiirka Daakhiliga oo la Kulmay Xildhibaannada lix Degmo

Recommended Posts

Deeq A.   

IMG-20230815-WA0000-300x200.jpg

Wasiirka Daakhiliga oo la Kulmay Xildhibaannada lix Degmo

Hargeysa(Qaran news)-Wasiirka Wasaaradda arrimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed iyo agaasimaha guud ee Wasaaradda arrimaha Gudaha Maxamed Yusuuf Ismaaciil, ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah Xildhibaanada Lix degmo Doorasho oo Goleyaasha Degaanka ah.

Wasiirka iyo Xildhibaanada ayaa ka wada hadlay wada shaqaynta Goleyaasha Degaanka iyo Wasaaradda arrimaha Gudaha, Nabadgelyada oo laga wada shaqeeyo iyo arrimo kale oo muhiim ah.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this