Sign in to follow this  
Deeq A.

Jabhada Gacanlibaax oo ka hadashay kulan ay la yeesheen guddida Garxajis

Recommended Posts

Deeq A.   

Jabhada Gacan-libaax oo ka Hadashay Kulan ay la Yeesheen Guddida West Burco Clan

Hargeysa(Qaran news afhayeenka Jabhadda Gacan-libaax, Axmed Cali Haybe ayaa sheegay in kulanka ay maanta la yeesheen aanu waxba ka beddelaynin mowqifkii dagaalka ay kula jiraan Xukuumadda Muuse Biixi.

Sidaasna waxa uu ku sheegay warsaxaafadeed uu soo saaray, wuxuuna sheegay inay xogwaran is weydaarsadeen Guddida West Burco Clan.

Warsaxaafadeedlaasina wuxuu u qornaa sidan:-

IMG-20230814-WA00071-205x300.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this