Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Biixi oo saaka safar ku tegay magaalada Berbera

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa saaka safar ku tegay magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil.

Wararku wxa ay sheegayaan in madaxweynuhu uu dhagax dhigay Haamaha kaydka Shidaalka oo ay dhisanayso shirkadda Trafigura.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this