Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddida Beelaha Garxajis oo saaka safar ugu baxay buurta Gacan-libaax

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddida Beelaha West Burco Clan ayaa saaka Hargeysa ka baxay iyagoo ku siijeeda buurta Gacan-libaax ee jabhadda hubaysani ku jirto.

Guddida beelaha West Burco Clan waxa hoggaaminayo Suldaan Axmed Cismaan Cadda gude ayaa saaka u baxay deegaanada Buurta.

Waxa socda dhaqdhaaq nabadeed oo ay wadaan waxgaradka Somaliland.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this