Deeq A. Posted August 13, 2023 Soomaalidu waa dad aad u hal abuur badan. Kuwa badan waxa ay hibadooda iyo kartidooda ku soo bandhigaan goleyaal dhaqan iyo warbaahinno kala duwan. Mid ka mid ah hababka ugu caansan ee isqeexidda qofeed iyo gudbinta farriin waa sawirqaadista. Tani marnaba la yaab malahan maxaa yeelay sare u kaca adeegsiga taleefoonda iyo kaamirooyinka casriga ah waxaa fudeyd noqotay in sawir loo qaado madadaalo ama xirfad ahaan. Source: Hiiraan Online Share this post Link to post Share on other sites