Sign in to follow this  
Deeq A.

Jabhada Gacanlibaax oo sheegtay inay Xidheen Ninkii Meydka ku Joogsaday

Recommended Posts

Deeq A.   

Jabhada Gacan-libaax oo sheegtay inay Xidheen Ninkii Meydka ku Joogsaday

Hargeysa(Qaran news)- Afhayeenka jabhada Gacan-libaax Axmed Cali Haybe ayaa sheegay inay ka xun yihiin ninkii asjariga meydka ah ku joogsaday. Waxaanu falkaas ku tilmaaamay diinta iyo dadnimadaba ku xun.

Axmed Cali Haybe wuxuu sheegay inay xidheen oo wixii uu mudan yahay ay marin doonaan, isla markaana aanay la qabin falkaas uu ku kacay.

Afhayeen Axmed Wuxuu sheegay inay uga xun yihiin sida ummadda oo dhamiba uga xumaadeen.

Waxa kaloo uu intaaz ku daray inay ka bixinayaan raaligelin falkaas foosha xun oo uu tilmaamay inuu askari ka tirsan iyagu ku kacay.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this