Sign in to follow this  
Deeq A.

Dagaal ka socda magaalada Laascaanood

Recommended Posts

Deeq A.   

Xiisad dagaal ayaa maanta laga dareemayaa magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

Wararka aanu helayno ayaa waxa ay sheegayaan in bariga magaalada Laascaanood ay madaafiic isku weydaarsanayaan ciidammada qaranka Somaliland iyo kuwa maleeshiyaad la baxay Khaatumo SSC halkaas oo muddooyinkii ugu dambeeyay ay ka socdeen dhaqdhaqaaqyo.

Khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh ayaa jirta balse wali si rasmi ah looma xaqiijinta inta uu leeg yahay.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this