Deeq A. Posted August 13, 2023 Xiisad dagaal ayaa maanta laga dareemayaa magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Wararka aanu helayno ayaa waxa ay sheegayaan in bariga magaalada Laascaanood ay madaafiic isku weydaarsanayaan ciidammada qaranka Somaliland iyo kuwa maleeshiyaad la baxay Khaatumo SSC halkaas oo muddooyinkii ugu dambeeyay ay ka socdeen dhaqdhaqaaqyo. Khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh ayaa jirta balse wali si rasmi ah looma xaqiijinta inta uu leeg yahay. Source Share this post Link to post Share on other sites