Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciidamadii dawlada ee ku dhawaa aaga Gacanlibaax oo laga qaaday xagaasi

Recommended Posts

Deeq A.   

Wararka ka imanaaya dadka deegaanka Go’oda ayaa sheegaaya in ciidamadii dawlada ee daganaa aagaasi ay ka guureen maanta duhurkii.

Ma cada in ay ciidankaasi aag badasheen iyo in ay gabi ahaanba ka baxeen deegaanka, hase ahaatee waxa ay warar kale xaqiijinayaan in ay ciidamadaasi u guureen xaga magaalada Burco.

Ma jiraan warar rasmi ah oo ka soo baxay xaga xukuumadda oo ku saabsan ciidamadaasi

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this