Sign in to follow this  
Deeq A.

Khasaaraha dabkii suuqa Jigjiga oo lagu qiyaasay $25 milyan

Recommended Posts

Deeq A.   

Duqa Caasimadda dawlad-deegaanka Soomaalida ee Jigjiga Eng. Siyaad Cabdi Axmed oo wareysi gaar ah siiyay VOA ayaa sheegay in khasaaraha ka dhashay dabkii ka kacay suuqii ganacsiga uu gaadhayo 1.5 bilyan oo birr oo u dhiganta 25 milyan oo doollar.

Duqa Jogjiga ayaa sheegay in ganacsatadii suuqa loo diyaariyay goobo kumeel gaadh ah inta laga bilaabayo dhismaha rasmiga ah. Eng. Siyaad Cabdi Duqa sidoo kale ka hadlay dayacyirka iyo hagaajinta waddooyinka laamiyada ah ee magaalada oo uu sheegay in kuwo badan la dhamaystiray halka dhanka kalana uu sheegay in kuwo kalee socdana dhawaan lasoo gaba gabayn doono.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this