Sign in to follow this  
Deeq A.

Murashaxa Cirro oo maanta kulan dheer la qaatay wefdi uu hoggaaminayey Safiirka Ingiriiska Ambassador Mike.

Recommended Posts

Deeq A.   

Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga WADDANI Dr Cabdiraxmaan Cirro ayaa maanta kulan dheer la qaatay wefdi uu hoggaaminayey Safiirka Ingiriiska Ambassador Mike.

Hoggaanka Xisbiga iyo Wefdiga Ingiriiska ayaa sida xoguhu tibaaxayeen waxa ay ka wada hadleen arrimaha doorashooyinka cakiran ee Somaliland, xaaladaha nabadgelyo darro ee soo kordhay iyo xalka Laasacaanood.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this