Sign in to follow this  
Deeq A.

Badhasaabka gobolka Saaxil oo xafiiskiisa ku qaabilay murashax Cirro

Recommended Posts

Deeq A.   

Murashaxa iyo gudoomiyaha gobolka ayaa iska xogwaraystay xaalada guud ee dalka.

Badhasaabka gobolka Saaxil ayaa xafiiskiisa ku qaabilay waftigii murashax madaxwayne Cabdiraxmaan Cirro oo hawlo shaqo u jooga magaalada berbera.

Murashaxa iyo gudoomiyaha gobolka ayaa iska xogwaraystay xaalada guud ee dalka.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this