Sign in to follow this  
Deeq A.

Xubin Ka Tirsanaa Al-shabaab oo Iska Dhiibay Gobolka Galgaduud

Recommended Posts

Deeq A.   
Maxamed Coloow Maxamed oo magaciisu afgarashadu yahay Mascuud ayaa goordhow isku soo dhiibay guutada Khaalid binu waliid ee Ciidanka xoogga dalka, waxaa uu muddo ka tirsanaa Jamhadaha gobollada, isaga oo iska dhiibay Galgaduud.
Isasoo dhiibataankiisa ayaa kusoo aadaysa xilli Galmudug uu ka bilowday howlgalka ka dhanka Al-shabaab, kaas oo ay iska kaashanayaan, ciidanka xoogga dalka, Daraawiishata Galmudug iyo ciidamo deegaanka ah, isaga oo ka dhacaya  Bariga gobolka.
Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this