Deeq A. Posted August 8, 2023 Xukuumadda Shiinaha ayaa baahisay warbixin muuqaal ah oo ka turjumaysa diyaar garowga ciidamada Shiinaha ee sida ay awoodda ugu leeyihiin inay weeraraan Jasiiradda Taiwan oo Shiinuhu ku doodayo inay tahay degaan ka mid ah dhulweynaha Shiinaha. Source Share this post Link to post Share on other sites