Sign in to follow this  
Deeq A.

Xisbiyadda mucaarad ah ee WADDANI iyo UCID oo ka cudurdaartay kulan uu maalinta berri ku martiqaaday madaxweyne Muuse Biixi

Recommended Posts

Deeq A.   

Hoggaanka labada xisbi mucaarad ee Somaliland Waddani iyo UCID ayaa go’aansaday in aanay ka qayb-galin shirka maalinta berri madaxweyne Biixi, ku martiqaaday ee arrimaha Doorashada lagaga hadlayo.

Ilo- xogogaal ah ayaa xaqiijiyay in mucaaradku ka cudurdaartay kulanka madaxweynaha.

Dhinaca kale war kale oo Gallaydh Media helay ayaa sheegaya in shirka sidoo kale lagu martiqaaday Ururrada cusub ee siyaasadda.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this