Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Gaaray Degmada Buur-Hakaba

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Dowlada gobolleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo wafdi uu Hogaaminayo ayaa Safar  ku gaaray Degmada Buur-Hakaba ee Gobolka Baay, halkaas oo si diirran loogu soo dhoweeyay madaxweynaha iyo wafdigiisa.

Wasiiro, Xildhibaano, Maamulka Degmada, Saraakiisha Amniga iyo Qeybaha kala duwan Bulshada ayaa Wafdiga Madaxweynaha kuso dhoweyey Degmada Buur-Hakaba.

Madaxweyne Laftagareen Inta isaga wafdigiisa ay joogaan ayaa waxay kulamo kala duwan la qaadan doonaan qaybaha kala duwan ee Bulshadda.

Goobjooog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this