Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxkamadda Sare ee Puntland oo muddaysay dhageysiga dacwad dastuuri ah

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_1686557092856.jpg?resize=720%2C70Dr. Xasan Yuusuf Nuur

Maxkamadda Sare ee Puntland ayaa mudsaysay dhageysiga dacwad dastuur ah oo gudbiyeen 8 xubnood oo baarlmaaanka laga saaray bishii December ee sanadkii 2020.

Warqad ka soo baxday guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Puntland Dr. Xasan Yuusuf Nuur ayaa lagu xusay in kiiskan la dhageysan doono mar ay taariikhdu ku beegan tahay 9/8/ 2023.

Shan xubnood oo ka mid ah xubnaha laga saaray baarlamaanla Puntland ayaa 8 bishii May dacwad u gudbiyay Maxkamadda Sare ee Puntland, iyagoo sheegay in ay sharci darro ahayd qaabkii looga qaaday xasaanadda.

Maxkamadda Sare ee Puntland waxaa horyaalla dacwado dastuuri ah oo la filanayo in ay go’aan ka gaarto, waxaana ka mid ah dacwado ay dhinacyo kala duwan ka gudbiyeen furista dastuurka.

PhotoCollage_20230807_051926197.png?resi

PUNTLAND POST

The post Maxkamadda Sare ee Puntland oo muddaysay dhageysiga dacwad dastuuri ah appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this