Sign in to follow this  
Deeq A.

Kulan ciidan boolis ahi ilaalinayaan oo lagu qabtay Kaah

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxa maanta Hudheelka Kaah ka dhacay kulan ay isugu yimaadeen dad ka hadlaayay nabada oo ay soo abaabushay xukuumaddu, kulankan oo lagu cuntaynaayay ayaa waxa uu daba socdaa kulamadii ay beesha Isaxaaq ku diiday in ay baaqyo ka soo saarto Jabhada Gacanlibaax

Kulankani oo uu ay ilaalinayeen ciidan Boolis ahi waxa uu ahaa mid la soo abaabulay waxana jirtay in kulankaasi bilowgiiba xubno dibada looga saaray.

Kulankani maanta waxa ka dhex muuqday oo abaabulkeeda qayb ku lahaa xubnihii lanadii shir ee hore laga diiday in ay ku hadlaan afka beesha Isaxaaq kuwaasi oo taageera xukuumadda Muuse Biixi

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this