Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Magacaabay Xubnaha Golaha Uga Mid Noqonaya Baarlamaanada Afrika

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya  Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magacaabay xubnaha Golaha Shacabka uga mid noqonaya Baarlamaanada Afrika, Carribean, Pacific iyo Midowga Baarlamaanada Yurub, kaas oo ay xubno ku leedahihiin Baarlamaanka

FB_IMG_1691299131057.jpg

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this