Sign in to follow this  
Deeq A.

Raysal Wasaarihii hore ee Pakistan Imran Khan oo la xidhay

Recommended Posts

Deeq A.   

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Pakistan Imran Khan ayaa la xidhay Sabtida maanta ah kadib markii garsoore uu ku helay dambi ah inuu galay la xidhiidha musuqmaasuq, isaga oo ku xukumay saddex sano oo xarig ah, sida ay xaqiijiyeen booliska iyo saraakiisha Pakistan.

“Waxaan hadda helay xogta ku saabsan in Imran Khan la xidhay,” ayuu yidhi Attaullah Tarar, oo ah kaaliyaha gaarka ah ee Ra’iisul Wasaare Shehbaz Sharif, oo la hadlay warbaahinta.

Booliska Lahore ayaa sheegay in Khan ay xidheen saraakiil ka tirsan ciidamada Islamabad.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this