Sign in to follow this  
Deeq A.

Waa kuwee dalalka Muslinka ee ugu awooda badan xaga malatariga

Recommended Posts

Deeq A.   

Dunida Muslimka’ waxay ka bilaabataa galbeedka Afrika ilaa koonfur bari Aasiya. Ururka Iskaashiga Islaamka waxaa xubno ka ah ilaa 57 waddan.

Dagaalada ka socda Ciraaq, Liibiya, Suuriya iyo Yemen, iskahorimaadka ka socda Afgaanistaan, Gacanka Siinaay ee Masar, iyo rabshadaha ka socda dhulka Falastiin, ciidamada gobolka ayaa ku qasbanaaday in ay si degdeg ah ula qabsadaan dagaalka caadiga ah iyo kuwa aan caadiga ahayn, xaaladaha qaarkoodna ay dib u bartaan farshaxanka caadiga ah. dagaal ka dib tobanaan sano oo waxqabad la’aan ah.

Dalka Lacagta ugu badan ee militariga ku bixisay liiska waa Sacuudiga. Sannadkii 2017-kii, miisaaniyadda difaaca ee Riyadh waxay ahay dmidda saddexaad ee adduunka sida uu sheegay Bangiga Adduunka.

Waa kuwan 10-ka dal ee ugu ciidan xooggan iyo qaar tirada ciidan ee qalabka sida;
Iyadoo Indonesia lagu wado in ay noqoto dalka afraad ee ugu dhaqaalaha badan aduunka marka la gaaro 2050, ciidankeedu waxa uu sii wadaa in uu kordho.

Marka laga reebo ciidankeeda firfircoon, waxay hoy u tahay 281,000 oo askari oo dheeraad ah.

Waxa hasytaan cudud ciidan, dhaqaale iyo miisaan siyaasadeed oo ku filan hubinta xasilloonida gudaha.

3) Iran
IRAN

Cidanka hadda shaqada kujiro: 534,000

Miisaaniyadda 2017: $14 bilyan

Waxa ay ku guulaysatay in ay si hufan u maarayso malayshiyaad badan iyada kuwaas oo ka dagaalama waddamo kala duduwan.

Sanado badan oo cunaqabatayn ah, Iran waxay horumarisay warshadeed difaaca qaran oo muhiim ah waxayna samaysay horumar weyn oo ay ku noqonayso dawlad nukliyeer ah.

Ciidamadeeda hubaysan ayaa sidoo kale loo arkaa inay si gaar ah ugu xoogan yihiin dagaalka aan caadiga ahayn. Iran ayaa taageero farsamo iyo mid ciidanba siisay taliska Asad ee Suuriya iyo Xuutiyiinta Yemen.

2) Masar
EGYPT

Cidanka hadda shaqada kujiro: 438,500

Miisaaniyadda 2017: $2.7 bilyan

Kadibmarkii uu talada la wareegay madaxweyne Abdel Fatah el Sisi, militariga Masar ayaa la siiyay xorriyad dheerad ah si ay u ballaariyaan oo ku dhawaad dhinac kasta oo bulshada Masar ah uga qeyb noqdaan, sidookale miisaaniyad difaac oo ballaaran, canshuur dhaaf iyo qandaraasyo gaar ah oo faa’iido leh.

Milateriga Masar ayaa horumar weyn ka sameeyay casriyeynta ciidankooda tan iyo markii Sisi uu xukunka la wareegay, iyagoo si tartiib tartiib ah u soo iibiyay hub cusub oo casri ah.

Sidooklae dib u habeyn gaar ahaan ciidamadooda badda.

Masar ayaa wali la tacaalaysa sidii ay wax uga qaban lahayd kooxaha kacdoonka ka wada ee gacanka Siinaay muddo dhowr sano ah.

1) Turkiga

Cidanka hadda shaqada kujiro: 355,800

Miisaaniyadda 2017: $10.2 bilyan

Ciidamada qalabka sida ee Turkiga ayaa muddo sanado ah ku jiray dagaalo dhowr ah oo ay ka qeyb qaateen . Marka laga soo tago joogitaanka culus ee uu ku leeyahay Suuriya, Turkigu waxa uu horumariyay warshadiisa difaaca , waxa uu soo saaray diyaaradaha aan duuliyaha lahayn, gantaallada casriga ah, taangiyada dagaalka ee waddaniga ah, iyo helikobterrada dagaalka oo la daagallo lagu tijaabiyay.

Iyadoo ay ku jirto kaalinta 1-aad ee ciidamada ugu xooga badan dunida Muslimka iyo Bariga Dhexe, waxa kale oo ay gashay kaalinta 9-aad aduunka marka loo eego Global Firepower Index, oo waxay ka saraysa Jarmalka.

Turkiga ayaa sidoo kale saldhigyo waaweyn ka sameystay Qatar iyo Soomaaliya, isagoo ballaariyay awoodiisa juqraafiyeed.

Qaran News

Share this post

Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this