Sign in to follow this  
Deeq A.

Taliyaha ciidanka booliska Somaliland oo dalka lagu soo Dhaweeyay

Recommended Posts

Deeq A.   

IMG-20230803-WA0003.jpg

IMG-20230803-WA0004.jpg

Hargeysa,(Qaran news)-Taliyaha Ciidanka Booliska JSL Sareeye Gaas Maxamed Aadan Saqadhi oo ku maqnaa safar dibada ah ayaa dalka dib ugu Soo laabtay.

Taliyaha waxa Garoonka diyaaradaha Cigaal Airport ku soo dhaweeyay Taliye ku xigeenka koowaad Ciidanka Booliska JSL sareeye guuto Cabdi Casan Mire,ku xigeenka labaad sareeye guuto Daahir Cali Wacays,Hoggamada iyo Saraakiil kale oo ka tirsan Ciidanka.

Taliyaha ayaa booqasho shakhsi ah ugu maqnaa dalka dibadiisa. Waxana ciidanka Boolisku ay beeniyeen war lagu faafiyay baraha bulshada oo sheegayay in Taliyaha Boolisku is casilayo.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this