Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiirka Gaadiidka Itoobiya oo Booqasho ku Yimi Somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka Gaadiidka Itoobiya oo Booqasho ku Yimi Somaliland
IMG-20230802-WA0011-1.jpg

IMG-20230802-WA0009.jpg

IMG-20230802-WA0011-2.jpg

IMG-20230802-WA0010.jpg

IMG-20230802-WA0008.jpg
Hargeysa(Qaran news)-Wasiirka wasaaradda gaadiidka iyo horumarinta jidadka Somaliland Mudane Cabdirisaaq Ibraahim Maxamed, ayaa soo dhaweeyay wasiirka gaadiidka iyo saadka dalka Itoobiya Dr: Alemu Sime.
7
Wasiirka soo dhaweyntiisa waxa ka qayb galay wasiir ku-xigeenka wasaaradda ganacsiga iyo Dalxiisa iyo safiirka Somaliland u Fadhiya dalka Itoobiya.

Waftigan ayaa mudada ay joogaan Kullamo iyo shirar la qaadan doona Wasaaradaha iyo Hay’adaha dawladda ee ka shaqeeya kaabayaasha dhaqaalaha.

Sidoo kale waftigu wuxuu mudada uu joogo safar shaqo ku tegi doonaa dekedda Berbera Port iyo goobaha kale ee kaabayaasha dhaqaalaha.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this