Sign in to follow this  
Deeq A.

Ugaaskii Guud ee Beesha Ayuub Sh. Isaaq oo geeriyooday.

Recommended Posts

Deeq A.   

Alle ha u naxariistee, waxaa caawa Cusbitaalka Guud ee Hargeysa ku Geeriyooday Ugaaskii Guud ee Beesha Ayuub Sh. Isaaq Ugaas Ismaaciil Cabdi Huluul. Ugaasku waxa uu kamid ahaa Madaxda Dhaqanka ee Gobalka Maroodi-jeex. Waxaa Geeridiisa ii xaqiijiyay Sakariye Axmed oo kamid ah ehelladiisa.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this