Deeq A. Posted August 2, 2023 Alle ha u naxariistee, waxaa caawa Cusbitaalka Guud ee Hargeysa ku Geeriyooday Ugaaskii Guud ee Beesha Ayuub Sh. Isaaq Ugaas Ismaaciil Cabdi Huluul. Ugaasku waxa uu kamid ahaa Madaxda Dhaqanka ee Gobalka Maroodi-jeex. Waxaa Geeridiisa ii xaqiijiyay Sakariye Axmed oo kamid ah ehelladiisa. Source Share this post Link to post Share on other sites