Illyria

"No extension, election on Jan 8th, and honourable transfer of power" Said A/llahi Deni

Recommended Posts

On 10/24/2023 at 3:54 PM, maakhiri1 said:

Believe me, Mark my words, the biggest obstacle for SSC and Khatumo from now is those traditional leaders, their ego, their games, just note this down

do you remember my works Illyria? I know this community very well

Share this post


Link to post
Share on other sites

ISIMADA DHAQANKA SSC OO GO’AAMIYAY IN AYSAN GEBI AHAANBA KA QAYB GELIN DOORASHADA PUNTLAND

 

 

 

FB_IMG_1703329373870.jpg?w=720&ssl=1

 

Isimada dhaqanka SSC-khaatumo ayaa maanta oo Sabti ah ku dhawaaqay in aysan gebi ahaanba qayb ka ahayn arrimaha doorashada Puntland ee 2024.

Go’aan rasmi ah oo ka soo baxay isimada dhaqanka SSC-Khaatumo ayaa lagu caddeeyay in aysan xuli doonin 17-kii xildhibaan ee Baarlamanka Puntland laga soo dooran jiray degaannada SSC.

Go’aanka oo uu warbaahinta u akhriyay Af-hayeenka isimada dhaqanka SSC garaad Cabdisalaan Xasan Maxamed ayaa sidoo kale lagu caddeeyay in aysan sii joogi  karin 17-ka xildhibaan ee hadda ka tirsan Baarlamanka Puntland.

Golaha isimada dhaqanka SSC-Khaatumo ayaa sidoo kale go’aamiyay in aysan cid ka soo jeeda degaankooda u tartami karin doorashada soo socota ee 2024 madaxweyne ku xigeenka Puntland.

Isimada ayaa sidoo kale ugu baaqay xubnaha ka tirsan guddiga xallinta Khilaafaadka doorashada Puntland ee ka soo jeeda SSC in ay xilka iska casilaan.

Waxay sheegeen in ay dhisteen maamulka SSC-Khaatumo oo ay ka madax-bannaan yihiin Puntland islamarkaana ka qayb gali karin doorasho maamul kale.

PUNTLAND POST

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.