Sign in to follow this  
Deeq A.

Wefdi Somaliland ah oo kulamo ku yeeshay dalka Taiwan

Recommended Posts

Deeq A.   

Wefdi Somaliland ah oo kulamo ku yeeshay dalka Taiwan
Screenshot_20230801_172826_Word2.jpg

Taipei-(Qaran news)-Waftiga Somaliland ee ku sugan dalka Jamhuuriyadda Shiinaha (Taiwan) ayaa la kulmay hay’adaha mideeya Ganacsatada dalka Taiwan ee wax dhoofiya iyo kuwa dalka Taiwan usoo dajiya badeecadaha.
Waftigu waxa uu kala hadlay in dalka Somaliland ay ganacsatada reer Taiwan ay ka soo dhoofsan karaan Xoolaha, Kaluunka, Xabkaha iyo faleenka iyo macdanaha kala duwan halka ay siddoo kale ay Somaliland diyaar u tahay imkaaniyaad ahaan in badeecadaha dalka Taiwan ay u gudbiyahaan dalalka Afrika (Marinka Afrika) oo ah suuq baaxad weyn iyo siddoo kale in la isku xidho ganacsatada labada dal.
Shalay ayay labada dawladood wada saxeexdeen heshiis Ganacsi oo suuro galin doonna in uu kobco ganacsiga iyo dhaqaalaha labada dal.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this