Sign in to follow this  
Deeq A.

Puntland: Saddex kamid ah Xubnaha Guddiga PEC oo la magacaabay

Recommended Posts

Deeq A.   

Gudoomiyaha Golaha Wakiillada dowladda Puntland ayaa Magacaabay 3 Xubnood oo Kamid Ah Xubnaha Gudiga Doorashada Puntland Ee (PEC)

Qoraal ka soo baxay guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayuu ku magacaabey saddex xubnood oo ka mid noqonaya guddiga doorashooyinka Puntland ee PEC.

Saddexda xubnood ee guddoomiyuhu magacaabey waxaa kamid ah Xildhibaan Fuaad Abshir Adeer oo kamid ah Golaha Wakiilada ee Puntland lagana soo doorto Burtinle iyo gobolka Mudug.

FB_IMG_1690826336194.jpg?resize=720%2C90

PUNTLAND POST

The post Puntland: Saddex kamid ah Xubnaha Guddiga PEC oo la magacaabay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this