Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiyaha Golaha Guurtida oo War cusub ka soo saaray Jabhadda Hubaysan ee Gashay Buurta Gacan-libaax

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha golaha guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa soo jeediyay in xalinta Jabhada Buurta Gacan-libaax loo daayo waxgaradka beesha ay ka dhasheen.

Sidoo kale wax uu sheegay in aanay habboonayn in cid kale laga dulgaliyo waxgaradka iyo nin garboodka ku jira xal u helista Jabhada hubaysan ee gashay buurta Gacan-libaax.

Waxaanu yidhi.“Waxaan moodayay hadda in la isku maqan yahay, in odayaal waxgarada oo qoyska ahi arrintaas ku maqan yihiin, hadda cid kale yaynaan ka dulgaline haddii ay dhammeyn karaan ha dhameeyeen sidaasi ayay ku dhaw dhawdahaye, nimankii la soo rasaaseeyay ma halkii ayay dhigeen arrinta, waala xaqiijinaya hawsheena ayaynu wadanahaynaa”

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this