Sign in to follow this  
Deeq A.

Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland oo wada ergo lagu xalinayo khilaafka doorashooyinka

Recommended Posts

Deeq A.   

Hargeysa(Qaran news)-Guddooomiyaha cusub ee Golaha Wakiillada Yaasiin Maxamuud Xiir (Faratoon) iyo xubno kale oo ka mid ah haldoorka Somaliland oo isu xilqaamay dhexdhexaadinta khilaafka doorashooyinka ee u dhexeeya xukuumadda uu hogaaminayo Madaxweyne Muuse Biixi iyo xisbiyada mucaaradka.

Sida ilo wareedyo looga qaateen ahi tibaaxeen Guddida isxilqaantay ayaa kulamadii ugu horreeyey oo gooni gooni ah la yeeshay maanta dhinacyada khilaafku u dhexeeyo.

Warku wuxuu intaas ku darayaan in ergadani ay shaacin doonaan hawshooda iyo sida ay iskugu dayi karaan xal u helida khilaafka doorashooyinka ee Muuse Biixi afduubay Komushankii doorashooyinka una yeedhiyay inay horeysiiyaan doorashada ururrada siyaasada ee aan loo haynin xeerkii lagu geli lahaa. Taasina waxay keentay khilaafkii u weynaa iyo in jabhadi ka sameysanto buurta Gacan libaax, taasi oo halis ku ah ammaanka iyo wadajirka Somaliland.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this