Sign in to follow this  
Deeq A.

Muuqaalka guud ee Buurta Gacanlibaax

Recommended Posts

Deeq A.   

article-2721331-206CB90700000578-193_636

slider04.cf60e3f1.jpg

D-Vt6_GXkAEDWyb.jpg

ErHIFrFW4AInpPX-1.jpg
500px-Gacan_Libaax_Somaliland.jpg
Buurta Gacanlibaax waxa ay leedahay goobo badan kala gadisan sida jeex jeexyo,good durduro,banaano ay xitaa fadhiisan karaan diyaaradaha yar yari qalcado dhaadheer oo wixii ka dhacaa aan dib loo arkayin kuwaasi oo ay sii dheer yihiin dhufaysyo aan cidii gasha laga saari karin, sidoo kale waxa ku yaala beers wixii ka soo go’a dadka ku nooli ay quutaan iyo ta ugu mihiimsa oo dhul ay ku dhaqayiniin ugaadh kala jaad ah iyo xoolo faro badan iyada oo ay xagaasi ku nool yihiin dad reer guyraa ah oo haysta xoolo tiro badan

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this