Deeq A. Posted July 29, 2023 Buurta Gacanlibaax waxa ay leedahay goobo badan kala gadisan sida jeex jeexyo,good durduro,banaano ay xitaa fadhiisan karaan diyaaradaha yar yari qalcado dhaadheer oo wixii ka dhacaa aan dib loo arkayin kuwaasi oo ay sii dheer yihiin dhufaysyo aan cidii gasha laga saari karin, sidoo kale waxa ku yaala beers wixii ka soo go’a dadka ku nooli ay quutaan iyo ta ugu mihiimsa oo dhul ay ku dhaqayiniin ugaadh kala jaad ah iyo xoolo faro badan iyada oo ay xagaasi ku nool yihiin dad reer guyraa ah oo haysta xoolo tiro badan Qaran News Share this post Link to post Share on other sites