Sign in to follow this  
Deeq A.

Dhulkii Wershada kabista iyo Xerada Gantaalaha oo la iibinayo

Recommended Posts

Deeq A.   

Xildhibaan Yaasiin Omar yare oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Deegaanka ee Hargeysa, ayaa sheegay in Dhulkii Wershada kabista iyo Xerada Gantaalaha oo ahaa dan guud la xaraashayo.

Qoraal uu facebook-giisa ku baahiyey ayuu ku yidhi

“Warshadii kabista & xeradii gantaalaha”

Dantii guud

Intii hadhay waa la xaraashayaa lkn  maalin kale ayaa iman. Maxaa dawladnimada lagu ciyaaray.

Ummad dhan oo khiyaali ku nool baynu nahay,ragbaa ku tijaaraya hantidii ummadan indheheena oo 5 ah.”

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this