Sign in to follow this  
Deeq A.

Trump oo wajahaya dacwado culus oo hor leh

Recommended Posts

Deeq A.   

Dacwad oogayaasha Maraykanka ayaa ballaadhiyay dacwad ciqaabeedka loo haysto madaxweynihii hore ee Donald Trump, iyagoo keenay eedo cusub oo ka dhan ah mid ka mid ah shaqaalihiisa oo lagu eedeeyay inuu Trump ka caawiyay inuu qariyo dukumintiyo sir ah oo dowladdu ay raadinaysay.

Laakin Trump ayaa iska fogeeyay eedeymahan

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this