Deeq A. Posted July 29, 2023 Dacwad oogayaasha Maraykanka ayaa ballaadhiyay dacwad ciqaabeedka loo haysto madaxweynihii hore ee Donald Trump, iyagoo keenay eedo cusub oo ka dhan ah mid ka mid ah shaqaalihiisa oo lagu eedeeyay inuu Trump ka caawiyay inuu qariyo dukumintiyo sir ah oo dowladdu ay raadinaysay. Laakin Trump ayaa iska fogeeyay eedeymahan Source Share this post Link to post Share on other sites