Sign in to follow this  
Deeq A.

Axmed Xasan oo loo magacaabay Wasiirka Horumarinta Caalamiga ah ee Canada

Recommended Posts

Deeq A.   

Raysal wasaaraha dalka Canada ayaa shalay isku shaandheyn ku sameeyey golahiisa wasiirrada, si uu wax uga qabto nolosha sii qaaliyoobeysa iyo hoos u dhaca dhanka dhaqaalaha.

Ilaa toddoba wasiir ayaa waayay xilalkooda. Laakiin Axmed Xuseen oo ah Somali-Canadian ayaa markale kasoo dhex muuqday golaha wasiirrada, isaga oo loo magcaabay Wasiirka Horumarinta Caalamiga ah ee Canada.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this