Sign in to follow this  
Deeq A.

Raysal Wasaaraha Canada oo maanta isku shaandhayn ku samaynaya golihiisa wasiirrada

Recommended Posts

Deeq A.   

Ra’iisul Wasaaraha Canada Justin Trudeau ayaa lagu wadaa inuu maanta isku shaandhayn ku sameeyo golihiisa wasiirada, iyada oo Soomaalida dalkaasi ku nool ay si dhaw isha ugu haya xubnaha ku sii nagaan doona golahaasi iyo waliba kuwa cusub ee ka mid noqon doona maadaama wasiir Soomaali-Canadian ah uu in muddo ah ka mid ahaa golaha wasiirada dalkaasi.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this