Sign in to follow this  
Deeq A.

Garsoore Mareykan ah oo go’aan ka gaadhay arrin farxad gelineysa dadka doonaya inay Mareykanka galaan.

Recommended Posts

Deeq A.   

Garsoore heer federaal ah oo Maraykan ah ayaa meesha ka saaray, siyaasad la xidhiidha magangalyada oo uu dhawaan dhaqan galiyay madaxweyne Biden.

Go’aankan ayaa dhabar jab ku noqonaya dedaallada maamulkiisa uu ku doonayo in lagu xakameeyo muhaajiriinta dalka ka soo gala xuduudda Koonfureed ee Mexico.

Grasoore Jon Tigar ayaa sharci darro ku tilmaamay in dadka magan-gelyo-doonka ah ay iyagoo dalalkooda jooga soo codsadaan gelitaanka Maraykanka, ama ay ka soo codsadaan waddamada xuduudda la leh Mareykanka..

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this