Sign in to follow this  
Deeq A.

Mucaaradku hadda ayay xukumadda la fahmeen laba wajiileyntii

Recommended Posts

Deeq A.   

IMG-20230725-WA0009.jpg

Mucaaradku hadda ayay xukumada la fahmeen laba wajiileyntii…:-

“Imikaa la isa soo Gaadhay!

Imikay Somaliland isa soo gaadhay; laba wajiile waxa la iskaga celin karaa uun laba wajiilanimo. Mucaaridku markii hore waji kaliya ayuun bay lahaayeen laakiin xukuumadda iyo xisbigeedu laba waji ayay waligood ba ku shaqaynayeen. Runtii waxba may qarsoonayn ee labaduba banaankay yaaleen. Immikaba ha la ogàado mucaaridku shaqo kuma leh dadkaa kacdoonka wada; Muuse na sharciga ayuu ilaaliyaa ee wax shaqo ah kumuu lahayn go’aankii Komishanka!!!!”

W/Q: Pro. Cabdi Cali Jaamac

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this